Qormooyin

Al-israa iyo Almicraaj W/Q: Ali Heris (Ali Kabayare)

 Al-israa iyo Almicraaj  Al-israa iyo Almicraaj: guureysiintii mucjisada ahayd ee Nebigeena SCW oo laga qaaday Makkah ilaa Masaajidka Qudus iyo Korintii la korsiiyey dabadaha cirka Goor faafinta islaamku meel dhexe...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Nin goobta fadhiyey ayaa yiri, “Xaajiyow, soo koob hadalka oo noo sheeg sheekadi qaadigu idiin sheegay.”Xaaji Filay Dheere ayaa yiri, “Intaad u kudaysaa...

(01-06-2016) Xusuus iyo xanuun is ku xiran! W/Q: Cabdixafiid Maxamad “Wasiirka”

Xusuus iyo xanuun is ku xiran! Soonqaad suubban Caawa oo kale, 01-06-2016dii, waxay eheed habeen ay soo galaysay khamiis. Jawiga magaalada Muqdisho maalintii arbacaad oo dhan, wuxuu ahaa sida caadada eheed...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q17AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q17AAD Haddaan sii amba qaadno qormadeynii "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd, qeybtan waxaan uga sii hadlaynaa shiribyada Laashin Cabdulle Raage Warsame “Taraawiil” in...

Wax aan Marnaba Dhici Karin! W/Q: Xasan Aadan Hoosoow

Wax aan Marnaba Dhici Karin!Waa 1944. In kastoo ay dagaal culus gashay, weli waxay ahayd boqortooyo ku hubeysan taariikh mug leh iyo awood aan la dhayalsan karin, balse, waxaa...

Diiwaanka maansooyinkii Abwaan Abshir “Bacadle”

Diiwaanka maansooyinkii Abwaan Abshir "Bacadle" Maanta 31/05/2017, aniga oo maktabad ku dhexjira, buugaagna fiirfiirintood ku hawlloon, ayaan si kadis ah, waxaan u arkay dhigane maqal kaliya igu ahaa, in ka...

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD W/Q: Hassan Mudane

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD “Abeesadu waxa ay cuntaa ciida, laakiinse caqli badnaan iyo taxadar inta ay ka qabto, way u habeen seexataa si aysan oga...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Inti uusan Toxob hadal ayaa nin dheer oo dhoollacaddayhaaya ka soo baxay gurigi fiddowga lagu qabay. Toxob ayaa indhaha la raacay dhoollacaddaynti ninka....

Dumarow waxaad u qalantaan fahma Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Dumarow waxa aad u qalantaan fahma. Mar walba waa muhiim in aad kala garato marka aad tahay qof dumar ah oo dhalin yar hadana u nugul quudashada xiriirada kala...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor                 Qaybtii 30aad                                                                                                                  DIIMADOODA KUUMA BANAANA Waxa aad wax ka leedahay diidmadooda waa kuu banaantahay, balse waxa aadan...

SHEEKOOYIN