HALGAMIHII DAL LAAWE-NIMADA KU DHINTAY: 30 sano geeridii Halgame Cabdullaahi Ciise
-------------------------------------------------------------
Shalay (24 Maarso) waxa ay ku beegnayd 30 guuradii ka soo wareegtay geeridui Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud, Raisul...
CAQLI COL HORTII JABAY
“Addoonku wuxuu xorriyaddiisu u maraa qulqulad.”
-Frantz Fanon
Hawraartaa kor ku xusan ee taariikhdu ka weelaysa halgamaagii xaqudirirka ahaa ee Frantz Fanon, waxay hab tusmayn u tahay dhallinyarada...
Q – 19aad
Toddobaad ka dib, markii labadii wiil ee is dishay qoysaskii ay ka dhasheen ay kala xabaasheen ee luxudka lagu soo wada hubsaday lana soo gunaanaday qurbaankii rubad...
Maxaa fashiliya Isbedallada Soomaalida Maxaase nala gudboon W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey
1960ki Waxa aan hantinay xorriyad iyo calan, ka gadaal kacdoon aan kala hor nimid gumeystayaashii reer yurub kolkaa oo...
WAAYIHII WARSAME Q35AAD
Warsame waxaa la geeyay xarun dadka la tarxiilayo lagu hayo oo ku taal garoonka diyaaradaha agtiisa waxaana loo sheegay in berri subaxdii la tarxiili doono. Warsame habeenkii...
WAAYIHII WARSAME Q34AAD
Warsame xabsigii ayaa lagu celiyay Gaduudowna saraakiishii xabsiga ayuu waydiiyay sababta ay ninkaan ku haysteen toban bilood bilaa maxkamad. Saraakiishii markii hore waxa ay damceen in ay...
U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).
Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...