Maxamed Muusa Nuur

398 articles

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q:Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 24aad Idil daganaanta alle u dhalshay iyo qibradda ay ka heshay nolosheeda hore ayaa bartay in nolosha dhankeeda adag aan looga guulaysan Karin murugo iyo is tiiraanyeen ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                     XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 149aad                                                      1-Ula dhaqan Ha ula dhaqmin qofka sida aad rabtid ee sida uu kuu soo wajaho ama kaa keensado ula...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!.W/Q: Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 23aad Waxay lahayd mar walba riyo ah in ay ka gudubto caqabadaha nolosha dhankeeda kala soo darsa ma ahayn mid ku mashquusha is waydiinta su’aalo badan oo aan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 148aad                                               1-Madax banaanida. Si madaxbanaanidaada ay usii jirto waa in aad muujisaa in laguu baahan yahay lagaana maarmayn. Inta badan oo la isku kaa halleeyo...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh.Noor

                                              KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 22aad Idil mar walba ay guur samayso waxay lahayd hal riyo oo kaliya taas oo ahayd sidee hooyo ku noqotaa goormaase noqon doontaa hooyada qof walba...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 147aad                                                   1-Kaftanka xakamee Adiga waad iska kaftamaysaa ismana lihid dareenka qof ayaad kaftankaaga ku dhaawacaysaa, dhabtase waxay tahay in mar walba sida aad tahay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                           KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 21aad Idil in ay ilmo dhasho waligeed waa doonaysay xilligana waa doonaysay hadduu Eeba siinayo, balse qaabka ay doonsiteeda ku timid ayaa ka duwanaa qaabka ay u...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                     XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 146aad                                                    1-Naftaada Naftaada waa in aad dhiiri galisaa saacad walba, haddaad aragtid wax dhibaya ama dulleynaya waa in aad...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur.

                                       KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 20aad Idil wali go’aan dhab ah arrintan kama gaarin oo maba ka fakarin xitaa waxa ay noqon doonto iyo sida ay arrintan u wajihi doonto, wax walba...

SHEEKOOYIN