Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka
Ka ma hadlayo xaquuqda dumarka Ilaah siiyey, oo qof kasta oo diintu wax uga billaaban tahay waa yaqaan. Waxaan halkan ku bidhaaminayaa xaqa gabdhaha...
DHAMBAAL
Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay....
 Gaso, Ganuun, Gasiin Q. 5aad
Sheeko, sheeko Sheeka Xariir!
 Dheelmadku kala dhib badan! Reer Jabaq ayaa hiraabti dambe ku soo dhowaadey meel aan ka fogayn War Awliyo. Meeshi ayay ka goobaabteen wax leh...
Marwo Muna way na meteshay
Soomaaliya waxbarashada casriga ihi way yaraha ku cusubtahay, siiba tan gabdhaha. Qixii iyo dagaalladii sokeeyey ka dib, dadku aad ayay wax u barteen. Soomaalida dibadda...