SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN:
Qabyada Shaqallada Far Soomaaliga
Qore: Cali M. Diini
Maarso 27, 2022
Hordhac
Tan iyo markii Far Soomaaliga la hirgaliyay sannadkii 1972kii waxaa sototay dood ku saabsan qabyada Far Soomaaliga...
Xataa xeeldheerayaasha sooyaallada iyo kuwa diimaha qaarkood waxa ay sheegaan in qolyihii Dulqarnayn darbiga ku awday (Yuuj iyo Ma’juuj) ay xoolaraacato ahaayeen.
Qoraaga Soomaaliyeed ee Nuuraddiin Faarax oo ka murugaysan dibadjoognimadii iyo burburkii dalkiisa Soomaaliya ayaa laga hayaa “The country died inside me, and I carried it, for a long time, like a woman with a dead baby.” Aniga oo tixraacaya Nuuraddiin Faarax, ilaa maanta waxa aan dareemayaa in riyadii duuliyanimadu ay calooshayda ku saqiirtay weli na aan meydkeedi walwaalayo.