Sheeko

Beertii Nagaashaha | W/Q: Cabdisalaan-Ceeryaamo

Beertii Nagaashaha Waa Siibad yar  oo galbeed ka soo oodan, dhanka barina bursho yar  kaga beegan.  Qudaar Yaanyo u badan  ayaa ka belbelaysa,  oo dabayshu si arxan daran u babbinaysaa. ...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed W/Q: Shaafici Maxamed Soomane

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q2AAD  Waa aroor kale oo Axad ah, Ramadaan ayaa soo gelaysa oo kaabiga taagan, dadkii guriga joogey waxay u dhaqaaqsanyihiin ka qayb galka...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed

Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...

Semen waliba xeeshii! W/Q: Ciise Cali Ganeey

Semen waliba xeeshii!  Seynsaabka nololeed marba surin hore ayuu ku istaajiyaa. Meertaduna waa is dabataal. Muuqaalka guud ee walxaha iyo midka aadanuhu sida uu isu dhalanrogo ayaa dhaqanka iyo wax...

BUUR-KACAAN | W.Q: CABDISALAAN-CEERYAAMO

Ma ahayn in laga cabsado araggiisa, waxa ay ahayd in lagu farxo muuqiisa. Ma ahayn in uu dilo saydigiis, waxa ay ahayd in uu wax badan akhriyo si uu...

DULMAN Q2AAD W.Q: Cabdinaasir Xiddig

DULMAN Q2AAD Maalmo kooban gudahood ayay u kooraysanaysaa dhankaas iyo Kiinya, waxay galaysaa safar ka dheer kii Boosaaso, kase ammaan iyo degganaan badan. Waxaa la marayaa degaan dadkiisu inta badan...

DULMAN Q1AAD W.Q; Cabdinaasir Xiddig

DULMAN Q1AAD Dulman, waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay Soomaaliya oo maamulla'aan ah. Dhaca, boobka, dilka iyo kufsiguna ay ka mid yihiin nolol-maalmeedka. Indhaheedu waxay in badan qabteen; jidadka magaalada...

Nabsi iyo Nacab rageed Q2AAD W/Q:Shukri Calasoow

Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

Baadi goob baahi badan! Q-22AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 22aad Kadib dhimashada Ciise doonyaale waxaa is bahaysi gaar ah yeeshay maryan, haajir, c/ rashiid iyo dhamaan kooxaha ganacsi ee xaashi la xulufo ahaa hadana hubaysnaa. Waxaa...

SHEEKOOYIN